Degmada Kaaraan oo ka tirsan degmooyinka Muqdisho ayaa maanta qarax bambo ah lagula beegsaday askar ka tirsanayd DKMF. Shan askari iyo ruux shacab ah ayaa ku dhinty qaraxan, riix, 19.5.2012
________________________
Wakiilka Qaramada midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya mudane Mahiga ayaa baaq u soo jeediyay dunida oo uu leeyahay Soomaaliya waxay geleysaa marxalad tii ugu adkayd, maaddaama ay ka baxayso dawladdii ku-meel-gaarka riix, 17.5.2012
________________________
Markii ugu horreysay abid taariikhda, ayaa ciidan ka socda Yurub uu ku soo weeraray burcad badeedda ciidda Soomaalida dusheeda ee ma ahan biyaha, riix, 15.5.2012
________________________
Warar goosgoos ah oo ku saleysan xaaladda Soomaaliya, riix, 15.5.2012
________________________
Haweenka oo ah qaybta ugu daran bulshada ee ku jabtay dagaalka labada caqdi dhaafay, waxay noqdeen kuwa xambaarta carruurta gaajaysan, aayatiin iyo daryeel darri, riix, DAAWO FIIDIYO, riix, 14.5.2012
________________________
Dawladda turkiga oo iyana ka mid noqotay kuwa sida joogtada ah ula dagaallama waxa loogu yeero burcad-badeed. Turkiga oo kasbaday ugu badnaan indhaha soomaalida, ma laga yaabaa riix, 14.5.2012
________________________
Dad isugu jiray rag iyo dumar oo ku xirxirnaa xabsiyada dalka Tansaaniya ayaa la soo daayay. Tirada dadkan oo gaaraya 49 qof ayaa u dhashay Soomaaliya, riix, DAAWO SAWIRRADA, 13.5.2012
________________________
Kooxda Alshabaab oo iyagu ah kuwa dagaalka kula jira AMISOM iyo DKMF ayaa sheegtay in shalay ay ku dileen sarkaal ka tirsan ciidanka Burundi taasoo ay sheegeen inay ku timid hawl-gal gaar, riix, 13.5.2012
________________________
Tiro 600 askari ayaa tababar loogu soo xiray Kambala caasimadda Ugaandha. Xaflad uu midowga Yurub ka qayb-galay ayaa askartan loogu dhigay shalay khamiistii halkaa. Waxay ku biiri doonaan kuwa la dagaallami doona kooxda Alshabaab almujaahidiin, riix, 11.5.2012
________________________
Dayuurad ah kuwa qumaatiga u kaca oo ay leeyihiin ciidanka badda hollaand oo dul-heehaabaysay carriga iyo xeebaha Soomaaliya ayaa la kulantay xabbado uga yimid dhinaca riix, 11.5.2012
________________________
Dhaqdhaqaaqyada soo kordhay xagga dastuur u sameynta Soomaaliya oo hadba meeshii loo jiida u dhaqaaqi kara. Waddada iyo hawsha riix, 11.5.2012
________________________
Odayaal ka tirsan shir-joogayaashii ayaa shalay ka dareeray hoolka sida la sheegay sababtuna ay tahay inaysan raalli ka ahayn arrimo riix, 11.5.2012
________________________
Ma bilowga kala guurka carabta iyo soomaalida, mise awalba wax isuguma jirin ? Marka hore waxaa xawli ku timid Turkiya oo caalamka ka yaabisay haddana waa afrikaanka, caalamkii carabta meeyey ? Wafdi ka socda Mosambiik iyo riix, 10.5.2012
________________________
Weli qaraxyada, weerarrada waa is daba socdaan, Alshabaab horaa looga saaray Xamar, xaalka maxaa si ka ah ? Isgoyska Baar Ubax ayaa waxaa ka dhacay qarax, halka laga soo sheegay iska hor im.. , riix, 10.5.2012
________________________
Nin ku xiran xabsi ku yaalla magaalada Hargeysa ee gobolka waqooyi bari ee Soomaaliya ayaa iska difaacay eedeymaha ah inuu yahay burcad-badeed dembiile ah. Ninkan oo u xiran dawlad goboleedka Hargeysa ayaa yiri innaga waxaa na soo weeraray, riix, FIIDIYO 10.5.2012
________________________
Ayada oo laga furayo xafiis ay leedahay WFP ayaa haddana dhanka kale waxaa ka dhacaya qaraxyo, kan maanta ka dhacay ayaa lala beegsaday bar ay ku sugnaayeen ciidammada itoobiyaanka. Beledweyne waxay noqotay magaalo aan laga waayin itoobiyaan, riix, 9.5.2012
____________________
Shir baa ka dhacay Muqdisha, sida la sheegay la isugu keenay dhammaan malaaqyada, ugaasyada, salaadiinta iyo sheekhyada matala qabaa'ilka soomaaliyeed, laakinse waxaa isa soo taraya warar sheegaya in dad aan la aqoon la iska soo urursaday oo aan qabiilba, riix, 9.5.2012
____________________
Erdogaan oo Rooma ka sheegay in dawladdiisu ay taageersan tahay Dhaareq Alhaashimi xitaa haddii interpol ay soo saartay amar lagu soo xirayo ninkaas oo madaxweyne ku xigeen hore ka ahaa, riix, 9.5.2012
____________________
Waxaa jirta in Ingiriisku uu kala soo baxayo dhammaan maraakiibtii dagaalka ee ka joogay xeebaha soomaaliyeed, ayadoo Faransiiska, Talyaaniga, Dhenmaarka iyo Mareykanka ay usii dirayaan, riix, 8.5.2012
____________________
Dilalkii qorsheysnaa ee beriba ka dhici jiray magaalooyinka ayaa isa sii taraya. Xamar, Baydhabo iyo meel walbaba waxaa habeennadan ka jirta ugaarsiga dadka shacabka ah, riix, 8.5.2012
____________________
Sida aynu wararka ku heleyno, dawladda Jabaan ayaa deeq saaxiibtinimo gaarsiisay dawladda DKMF, deeqdaas oo loogu tala-galay boliiska soomaaliyeed, waxayna mucaawanadu ka kooban tahay gawaari iyo, riix, 8.5.2012
____________________
Maamul goboleedka la magac baxay buntlaan ayaa usoo saaray shacabka degmooyinka bari ee Soomaaliya kaarar ah ruqsada wadidda gaadiidka yaryar. Waa tallaabo aad iyo aad u habboon, laakiinse qarqar gelineysa midnimada soomaaliyeed, riix, 8.5.2012
____________________
Booliska Kenya oo sheegay in la baari doono eedeyntii uga timid caalamka, boliiska ayaa caddeeyey in la billaabayo baarista iyo ciddii dembigaa geysatay ka dibna, riix, 7.5.2012
____________________
Magaalada Ceelbuur ee ay ka taliyaan ahlusunna iyo itoobiyaanka ayaa waxaa shalay ilaa xalay ka socday hawlgallo lagu soo xirxirayay dad badan oo rayid ah, riix, 7.5.2012
____________________
Waxaa weli Idaacadaha caalamka kuwooda ugu codka dheer ay af-hayaan dhibaatada ay ciidammada kenya u geystaan dadka asal ahaan ka soo jeeda Soomaaliya ama haku jiraan xerooyin ama ha joogaan, riix, DAAWO 6.5.2012
____________________
Taliyaha cusub ee dhawaan loo magacaabay hoggaaminta ciidanka AMISOM ayaa yiri in ay goor dhow weerari doonaan goobaha ay Alshabaab, riix, 6.5.2012
____________________
Shir aad loo soo abaabulay ayaa shalay ka dhacay caasimadda soomaaliyeed, oo ay ka soo qaybgaleen qaybo waawayn oo bulshada aasaaskeeda ka socda. Dastuurku ma mid ansixisan mise mid hadda, riix, 6.5.2012
____________________
Mahiga ma yahay madaxa sare ee Jamhuuriyadda Soomaaliya mise waa loo aqoonsaday oo keli ah. Qaar ka tirsan siyaasiyiinta iyo warbaahinta soomaaliyeed ayaa cishooyinkan baafinayay in Mahiga uu ka taliyo soomaaliyada maanta, aqoonsigan ka soo yeeraya, riix, 6.5.2012
____________________
Safaaradda ay Soomaaliya ku leedahay dalka Saambiya ayaa albaabada loo xiray. Taas oo ay ka dambaysay markii uu ka dhacay halkaa, riix, 6.5.2012
____________________
Hay'adda Human Rights Watch ayaa ka dalbatay dawladda Keenya in baaris lagu sameeyo falal ay geysteen askarta iyo booliiska, kuwaasoo u geystay kufsi, dhac iyo baad dad soomaali ah oo ay ku jiraan, riix, 5.5.2012
____________________
Saddex ruux ay garqaadayaasha mareykanka ee heer federaal ku heleen dembi halka lix kalena oodda laga qaaday, dadkaasi oo ahaa soomaali ayaa in muddo ahba loo haystay ka ganacsi hablo, riix, DAAWO 05.5.2012
____________________
Carruurta ku sugan magaalada Muqdisho oo u wareegay playstationnada si ay uga badbaadaan dhibka colaadda iyo askariyeynta khasabka ah, waalidiinta carruurta ayaa isku raacay in, riix 5.5.2012
____________________
Ciidammo gaaraya 1,700 ayaa lagu soo kordhiyey ciidamada Ugandha taa oo ka dhigeysa tirada guud ee ciidamada dalkaas ka jooga magaalada Muqdisho ilaa 8000 kun oo askari, riix 5.5.2012
____________________
Magaalada Gaarisa oo laga kala cararay baqdin aawadeed. Gaarisa oo ka tirsan Keenya ayaa ah magaalo dad badan, waxaase shalay dhacday in laga kala diday ka dib markii la arkay shandad meel cidla ah taalla riix 05.05.2012
____________________
Golaha sare ee Culumaa'u diinka Ahlu Sunna Waljameeca ayaa maanta soo saaray bayaan ay ku cambaareynayaan qaraxii is miidaaminta ee ka dhacay degmada Dhuusamareeb riix 04.05.2012
____________________
29.12.2011
Itoobiya oo xabsi 11 sano ah ku xukuntay weriyeyaal u dhashay Swiidhan. Waxay ku haysataa ayagoo garab siiyay urur ay Itoobiya ka tilmaanto argagixiso. FAAHFAAHIN
27.12.2011
Saddex ruux oo soomaali ah una shaqeyn jiray hay'adda UN ta iyo mid kale oo hay'ad deegaan ahayd ayaa la dilay FAAHFAAHIN
23.12.2011
Dagaal qaraar oo laga soo xiganayo dhinaca gobolka Jubbada sare, gaar ahaan magaalooyinka baardheere iyo agagaarka. Daagalkaa ayaa lagu dilay 17 ruux oo isugu jira dad FAAHFAAHIN
06.12.2011
Hay'ado ay ka mid yihiin kuwa qaramada midoobay iyo kuwo kale oo tiradoodu gaarayso 16 ayaa laga mamnuucay goobaha ay Alshabaab ka taliyaan FAAHFAAHIN
24.11.2011
Maxaad kala socotaa ddka lagu haysto burcad badeednimada ee lagu xukumayo Baariis caasimadda Faransiiska ? FAAHFAAHIN
21.11.2011
Wararka ayaa sheegaya in dayuurado guuxooda u ekaa kuwa dagaalka ay dul heehaabayeen caasimadda Soomaaliya shalay iyo xalay FAAHFAAHIN
20.11.2011
Warar xaqiiq ah ayaa sheegaya in ciidammo xabashi ah ay gudaha u galeen dhulka Jamhuuriyadda Soomaaliya. Taasi waxay baqdin ku abuureysaa dadyowga dhexdhexaadka ah ee iyagu isha ka dhawraya FAAHFAAHIN
19.11.2011
Shir ay shalay u fariisteen dad ka socday midowga Afrika oo lagu qabtay magaalada Ardusababa ee Itoobiya ayaa lagu soo go'aansaday in ciidan hor leh la keeno Muqdisho FAAHFAAHIN
14.11.2011
Waxaa lasoo xiganayaa in dawlad goboleedka la magac baxay Buntlaan ay xirxirtay dad ay ku eedeynayso inay yihiin burcad badeed FAAHFAAHIN
13.11.2011
Wefdigii militeriga ahaa ee ka anbabaxay Muqdisho jimcihii hore ee ka socday Ugaandha ayaa weli la is daba hayaa danta guud ee ay ku yimaaddeen FAAHFAAHIN
12.11.2011
Hay'adda lagu magacaabo Human Rights Watch ayaa ku baaqday in Tuunis aysan gacanta u gelinin mucaaradka hadda qabsaday liibiya Amiin caamkii hore ee Jamaahiiriyada Albagdaadi FAAHFAAHIN
11.11.2011
Ciidammadii kenyaatiga ee galay Soomaaliya ayaa laga soo xiganayaa inay dhibaato kala kulmeen roobabka haatan ka da'aya dhulkaas. Waxaa ku cuslaatay inay socdaan gawaaridooda si ay u gaaraan baraha ay ku tuhunsan yihiin ciidanka Alshabaab. FAAHFAAHIN
10.11.2011
Wararka ayaa sheegaya in Xamar goor dhow laga furi doono cusbitaal ay maal-gelintiisa iyo dhisitaankiisa ka dambeyso dawladda Imaaraadka carabta. Cisbitaalkan oo loogu tala galay daaweynta carruurta iyo dumarka FAAHFAAHIN
9.11.2011
Dayuurad hor leh oo mareykanku leeyahay ahna nooca wax basaasa oo duuliye la'aanta socda ayaa isniintii ku soo dhacday magaalada Kismaanyo FAAHFAAHIN
8.11.2011
Madaxweynaha dalka Kenya ayaa shalay kaga dhawaajiyay inay tahay waajib inay ku guuleystaan dagaalka ay ku galeen dhulka Soomaaliya FAAHFAAHIN
6.11.2011
Wararka ayaa waxa ay sheegayaan in dawladda Kenya ay u yeertay safiirka Eritrea u fadhiya dalkeeda. Waxaa ay arrintani ka dambeysaa ka dib markay Kenyaatiga iclaamiyeen in Alshabaab ay usoo degeen dhawr dayuuradood oo saanad ciidan siday FAAHFAAHIN
5.11.2011
880 askari oo u dhashay gobolka Jibuuti ama wadanka Jibuuti ayaa la filayaa inay soo gaaraan Muqdisho. Ciidammadan waxaa bishii sagaalaad ee aynu soo dhaafnay tababar soo siiyay faransiiska FAAHFAAHIN
4.11.2011
Shakiga iyo walaaca ciidammada kenyaatiga ayaa waxaa uu gaaray sida aynu ku helnay wararka inay dilayaan hadday arkaan dameerro tiro badan oo socda FAAHFAAHIN
4.11.2011
Wargeys caan ah kana soo baxa Faransiiska oo kashifay sirta ka dambeysa weerarka kenyaatiga ay ku soo qaadeen Soomaaliya. Wargeyskaa oo lagu magacaabo Le Monde .. FAAHFAAHIN
4.11.2011
Diyaaradaha aan cidna la socon oo shalay ku dilay Jamaame iyo Huumboy oo ka kala tirsan Jubbada hoose iyo Jubbada dhexe 28 qof oo rayid ah, tobaneeyo kalena ku dhaawacay FAAHFAAHIN presstv
3.11.201
Dawladda Kenya oo ku hanjabtay inay weerari doonto dhammaan koofurta Soomaaliya ilaa ay gaarto Baydhabo iyo Afgooye, una hanjabtay shicibka ku nool dhulalkaas. FAAHFAAHIN
3.11.2011
Dawladda Eritereya oo xiriir taariikhi ah la leh soomaalida ayaa gaashaanka ku dhufatay inay hub soo geliso Soomaaliya. Waxay tiri annagu .. FAAHFAAHIN
3.11.2011
Qaybta Soomaaliya ka mid ah ee la baxday Buntelaan ayaa lasoo sheegay inay agtooda ka mamnuuceen laba telefeshin oo afka soomaaliga ku baxa waana univeral tv iyo somali channel FAAHFAAHIN
2.11.2011
Mucaawinooyinkii iyo deeqihii loo diray dadka masaakiinta ee gaajeysan oo ka buuxa suuqyada raashinka lagu kala iibsado, halka carruurta gaajeysan ay cunno ka raadinayaan qashinnada FAAHFAAHIN eeg sawirka
1.11.2011
Cabdiweli Gaas ayaa Kenya u tegey sidii ay ku xoojin lahaayeen weerarka ay ku hayaan Alshabaab. Cabdiweli Gaas ayaa yiri Kenya iyo Soomaaliya waxay leeyihiin hal cadaw FAAHFAAHIN
31.10.2011
Waxaa ay wararku sheegayaan in booliska sacuudi carabiya ay xireen imaam u dhashay Canada oo ku sugna xajka FAAHFAAHIN
30.10.2011
Ninka ergey ahaan Soomaaliya ugu fadhiya Qaramada midoobay ayaa idaacadaha adduunka u qiray in wiilkii isku qarxiyay sabtidii shalay ahayd uu ka yimid Mineapolis FAAHFAAHIN
30.10.2011
Qarixii shalay lala beegsaday xero mileteri oo ay deganaayeen ciidammada amisom iyo kuwa DKMG ayaa lasoo xiganayaa in khasaare weyn uu ka dhacay walow FAAHFAAHIN
30.10.2011
Bangkok ayaa maanta ka badbaadday daad hor leh oo looga baqayay inuu dhex jeexo bartamaha magaalada. Halkan ka daawo
30.10.2011
Dayuuradaha nooca keligood duula ee Marykanku leeyahay ayaa ku soo dhacday koofurta Soomaaliya, gaar ahaan dhanka xuduudda Kenya iyo Soomaaliya. FAAHFAAHIN
29.10.2011
Mareykanka oo ku dheggan UNESCO, una haysta maxaad u waafaqdeen in Falastiin loo aqoonsado qarannimo FAAHFAAHIN
28.10.2011
Dawladda Kenya oo ajandaha ay ku socoto si bareer ah daboolka looga qaaday. Maxaase ku kallifaya inay arrin noocan oo kale ah ay awood saarto sidii ay ku hir-gelin lahayd ? FAAHFAAHIN
28.10.2011
Warar lagu kalsoon yahay ayaa inoo sheegay in haweeney Danmaark u dhalatay oo 32 jir ah iyo nin ameerikaan ah oo 60 jir ah Gaalkacyo lagu afduubtay FAAHFAAHIN
27.10.2011
Sida akhbaarta aynu ku hayno, waxaa la filayaa in majliska la magac baxay CNT ee Benghazi ay ka dalban doonaan in NATO ay muddo bil ah sii joogto carriga Liibiya FAAHFAAHIN
26.10.2011
Mareykanka oo dafiray inuu ka barbar dagaallamayo ciidanka Kenya ee ku soo duulay Soomaaliya.
iyo Faransiiska oo isna dhankiisa ka dafiray hadal ay sii deysay kenya oo ahaa FAAHFAAHIN
25.10.2011
Fadeexada warbaahinta Soomaaliya, nasiib-darrida shacabka Soomaaliya, qiime dhaca qaranka Soomaaliya. Dayniile baa noqotay halka jiid-dagaal ahaan loo soo booqdo, FAAHFAAHIN
24.10.2011
Warar lagu kalsoon yahay ayaa inoo xaqiijiyey in Kismaayo oo ku taalla koofurta Soomaaliya ay ka dheceen duqeyn. Duqeyntaa waxaa gaystay dayuuradaha dagaalka oo gantaallo la dhacay .. FAAHFAAHIN
24.10.2011
C/weli Maxamed Cali (Gaas) iyo Abu Mansuur Roobow ma horey isu yaqaanneen ? Dhawaaq midna ka yeer, midna ka daba qaaday .. FAAHFAAHIN
24.10.2011
Hoggaamiye Marxuum Mucammar Alqadaafi, oo kuwii shalay ka aamusnaa sida qaldan ee loo adeegsaday go'aankii Qaramada midoobay 1973, maantana leh maxaa loo dilay ? FAAHFAAHIN
23.10.2011
Waxaa saacadihii lasoo dhaafay ka socday magaalada Muqdisho qax ay qoysas badan kaga sii barakacayeen deegaanadooda , halka ay qaarna ku soo laabanayeen guryahooda dhawr sano ka dib FAAHFAAHIN
22.10.2011
Qarax maanta lala beegtay ciidammada AMISOM oo ku sugnaa magaalada Hodan ee Caasimadda Muqdisho FAAHFAAHIN
21.10.2011
Xaaladda degmada Dayniile oo degan. Deegaannadii shalay ay ciidamada DKMG kala wareegeen xarakada alShabaab ayaa saakay degan iyadoo saacadaha soo socda FAAHFAAHIN
20.10.2011
Wasaarada arimaha dibeda ee xukuumada Faransiiska ayaa maanta shaacisay iney geeriyootay Marie Dedieu oo aheyd haweeney u dhalatay .. FAAHFAAHIN
19.10.2011
Saraakiisha Kenya oo sheegay in ciidammadooda iyo kuwa dowlada KMG Somalia ay qabsadeen degmada Afmadow ee gobolka Jubada hoose FAAHFAAHIN
18.10.2011
Khasaara xoogan ayaa la sheegay inuu soo gaaray ciidamada amisom ka dib weerar maanta gelinkii dambe ka dhacay degmada Kaaraan ee Muqdisho FAAHFAAHIN
17.10.2011
Afmadow oo aan la ogayn cidda dhab ahaan ugu sugan saacaddan aynu joogno. Alshabaab oo lagu tuhunsan yahay inay faarujisay, warar is dhaafdhaafsan. FAAHFAAHIN
16.10.2011
Madaxweynaha Mareykanka ayaa shaaciyay inuu ciidan militeri u diri doono Ugaandha si ay wax uga caabiyaan mucaaradka FAAHFAAHIN
15.10.2011
George Saitoti oo ah wasiirka amniga Kenya ayaa maanta shaaca ka qaaday inay ciidammadooda gudaha Soomaaliya geli doonaan FAAHFAAHIN
14.10.2011
R/wasaaraha DKMG ah ee Soomaaliya ayaa mar kale ku celiyay in la wiiqay awooddii xarakada Al-Shabaab isagoo shacabka Soomaailyeed ku booriyay in ay ka qayb qaataan inta hartay si dalka looga tir tiro.. FAAHFAAHIN
13.10.2011
Sida uu qoray wargeyska The Standard ee ka soo baxa magaalada Nairobi ee dalka Kenya Howlgal ay iska kaashadeen ciidamada badda dowladaha Kenya iyo kuwa Faransiiska ayaa lagu dilay lix qof oo Soomaali ah oo looga shakisan yahay inay yihiin dadkii ka dambeeyay afduubka haweenaydii u dhalatay dalka faransiiska ee dhawaan laga soo afduubtay .. FAAHFAAHIN
12.10.2011
Isagoo khudbad ka jeedinayay sannad guuradii 49-aad ee kasoo wareegatay markii ay xoriyadda qaateen shacabka reer Uganda ayuu hadalka ka dhawaajiyay madaxweynaha wadankaasi isagoona ku cel celiyay in la taageero .. FAAHFAAHIN
11.10.2011
Alshabaab ayaa ciidamo soo dhoobay agagaarka tabeellaha Sh. ibraahin oo ku dhaw km13 ee duleedka magaalada Mogadisho iyadoo saan saan colaad laga dareemaayo, dhanka kale DKMG ayaa heegankii ugu sarreeyey ku jirto iyadoo ka baqdin qabta dagaal uga yimaadda dhanka Alshabab al Mujaahidiin. FAAHFAAHIN
11.10.2011
Dad farabadan ayaa la sheegayaa in ay saakay fursad u heleen in ay iskaga soo cararaan goobihii shalay ay colaaduhu ka dheceen ee ay ku go'doomeen. Waxaase jirta saansaan colaadeed oo la isugu sheeganayo in qolo laga xureyn doono Soomaaliya FAAHFAAHIN
10.10.2011
Muqdisho - How gal ciidan ay wadaan ciidamada DKMG ayaa maanta ka socda magaalada Muqdisho waxaana uu ku sii fidayaa deegaanno hor leh. Iyadoo dhinaca kale xarakada al Shabaab al Mujaahidiin ay ku sagan yihiin deegaannada loo barakacay. FAAHFAAHIN
10.10.2011
Ankara - Warar ay idaacadda 24saac ka soo xigatay wargeysyo turki ah ayaa sheegaya, in cillad xagga kambuyuutarrada ay sababtay inay soo dhacaan saddex dayuuradood oo ah nooca aan cidi la socon. Dayuuradahan oo ah kuwa mareykanka u .. FAAHFAAHIN
9.10.2011
Af-Madow- War aynu ka soo xigannay idaacadda IRIB ayaa xaqiijinaya in koofurta Soomaaliya uu ka dhacay shalay weerar ay soo qaadeen ameerikaanka oo adeegsanaya dayuurado aan cidi wadin. Weerarkaa waxaa ku geeriyooday 12 ruux oo soomaali ah, waxaana ku dhaawacmay 23 qofood. FAAHFAAHIN
8.10.2011
Muqdisho - Dagaal ay wada qaadeen DKMG iyo AMISOM ayaa la sheegay inay kula wareegeen goobo ka mid ah degmada Kaaraan. Waxaase labada dhinacba kaga dhintay dad gaaraya 15 qof oo soomaali ah. AMISOM ayaa la sheegayaa ayagu inay ku waayeen laba gaari. FAAHFAAHIN